Xildhibaan Xasan Faarax Salaad oo Muqdisho ku geeriyooday iyo Madaxweyne ka tacsiyadeeyay

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Xildhibaan Xasan Faarax Salaad oo ka tirsanaa Mudanayaasha Baarlamaanka Dowladda Hirshabeelle oo maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Marxuum Xasan Faarax Salaad uu door muuqda kasoo qaatay aas-aaska iyo Dowlad dhiska Hirshabeelle isagoo muddo u adeegayay … Continue reading Xildhibaan Xasan Faarax Salaad oo Muqdisho ku geeriyooday iyo Madaxweyne ka tacsiyadeeyay